Home > Terms > Somali (SO) > Barlamaanka Yurup.

Barlamaanka Yurup.

Waxa si toos ah uu doorta codbixiyaasha 5 sano kadib,xubanaha barlamaanka midowga Yurup(BXMY) oo ah waakiila ka dadka Yurup. Barlamaanka midowga Yurup waa mid ka mid ah ha'ayadah ugu muhiimsan ee sharci dejinta,oo ay wehliyaan guddiga midowga yurup (Guddiga). Barlamaanka Yurup wuxuu leeyahay sedex door oo muhiim ah:ka doodista iyo gudbinta shatciyda, Yurup uu la socdo guddiga firiya hay'adaha kale ugu muhiimsan midowga yurup,khasatan guddiga,si ay uu hubsadaan in ay uu shaqeenayan si dimuqraadig ah iyo ka doodista iyo la qabatimmada miisaanida midowga yurup oo ay la socodo guddiga.

0
Hozzáadás a Szójegyzékemhez

Mit szeretne mondani?

Hozzászólás közzétételéhez be kell jelentkeznie.

Terms in the News

Featured Terms

Omar omargarane
  • 0

    Terms

  • 0

    Szójegyzékek

  • 0

    Követő

Ipar/Tárgykör: Personal life Kategória: Divorce

Xaflada furriinka

Waa xaflad si rasmi ah uu cadaynaysa uu dhammaday guurka iyado kala bedalanaya wacadkii furiinka iyo dib la isku kugu celinayo farantiyada. furiinka ...

Beküldő

Featured blossaries

Engineering

Kategória: Engineering   1 2 Terms

10 Most Popular YouTubers

Kategória: Entertainment   2 10 Terms